Goobjoog
Goobjoog
  • 17 157
  • 27 127 250

Відео

GOOS GOOS : Dadka Soomaaliyeed oo u diyaargaroobay in dalka ay ka difacaan cadowga.
Переглядів 1342 години тому
GOOS GOOS : Dadka Soomaaliyeed oo u diyaargaroobay in dalka ay ka difacaan cadowga & soyaalka maalmaha xoriyadda.
WARBIXIN | Niyad- jabka oo dad badan oo aduunka ku noolaa ay isku dileen.
Переглядів 332 години тому
WARBIXIN | Niyad- jabka oo dad badan oo aduunka ku noolaa ay isku dileen, ayaa dhibaato ba'an waxa uu hayaa nolosha dhallinyarada Soomaaliyeed.
Maxay ahayd sababtii AUN Prof. Jawaari loogu diiday inuu tago Baydhabo?.
Переглядів 1392 години тому
DIB U MILCISI | Maxay ahayd sababtii AUN Prof. Jawaari loogu diiday inuu tago Baydhabo intii ay socotay soo xulista Barlamaanka 11-aad ee JFS ?.
In Ka Badan 50 Diblomaasiyiin ah oo Kenya Ku Saxiixay Buuga Tacsi Prof. Jawaari.
Переглядів 602 години тому
In Ka Badan 50 Diblomaasiyiin ah oo Kenya Ku Saxiixay Buuga Tacsi Prof. Jawaari.
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay inay qaadanayso 3 kun oo macallimiin cusub ah.
Переглядів 722 години тому
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo shaacisay inay qaadanayso 3 kun oo macallimiin cusub ah.
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo caawa shir jaraa’id
Переглядів 4284 години тому
Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo caawa shir jaraa’id ku qabtay deegaanka Doonka ee gobolka Sh/Hoose ayaa faahfaahin ka bixiyey howlgal maanta Alshabab looga soo badbaadiyey gaadiid ay madax-furasho u heysteen, maxaabiisna looga qabtay.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sameeyay ballan-qaad culus oo la xiriira doorashada soo socota
Переглядів 4514 години тому
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sameeyay ballan-qaad culus oo la xiriira doorashada soo socota
hogaanka kumiye oo galabta boorama gaadhay
Переглядів 4664 години тому
Hogaanka Xisbiga kulmiye ayaa Galabta lagu soo dhaweeyay degmooyinka Dilla iyo Boorama Ee Gobolka Awdal.
Daanyeero dumar ah ayaa jira , ma'aha daanyeerka midka wax bixiya oo kaliya ee waxa jira kuwa....
Переглядів 2997 годин тому
Farxiyo Lama-filaan "Daanyeero dumar ah ayaa jira , ma'aha daanyeerka midka wax bixiya oo kaliya ee waxa jira kuwa halis ah’’.
Sidee ciidanka qalabka sida maanta ugu qayb qateen dabaal-degga xuska munaasabadda 1-da Luulyo ?.
Переглядів 1,2 тис.7 годин тому
DHOOLATUS | Sidee ciidanka qalabka sida maanta ugu qayb qateen dabaal-degga xuska munaasabadda 1-da Luulyo ?.
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo maanta Taalada Daljirka daahsoon kaga qeyb galay xuska 1-da Luulyo.
Переглядів 957 годин тому
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo maanta Taalada Daljirka daahsoon kaga qeyb galay xuska munaasbada 1-da Luulyo.
Hay’adda SRI [Somali Resilience Initiative] oo Muqdisho ku qabatay xuska maalinta caalamiga...
Переглядів 327 годин тому
Hay’adda SRI [Somali Resilience Initiative] oo Muqdisho ku qabatay xuska maalinta caalamiga ah ee baraha bulshadda.
Sidee u qabsoontay sanadkan xuska 1-da luulyo oo lagu qabtay taalada Daljirka dahsoon?
Переглядів 2387 годин тому
Sidee u qabsoontay sanadkan xuska 1-da luulyo oo lagu qabtay taalada Daljirka dahsoon?
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka qaybgalay Munaasabadda 1-da Luulyo iyo Calan- saarka.
Переглядів 2067 годин тому
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka qaybgalay Munaasabadda 1-da Luulyo iyo Calan- saarka.
Dareenka dhalinyarada Muqdisho ee ku aadan xuska 1-da Luulyo.
Переглядів 3197 годин тому
Dareenka dhalinyarada Muqdisho ee ku aadan xuska 1-da Luulyo.
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh oo salaanta ka guddoomay qaar ka mid ah ciidanka xoogga.
Переглядів 2,1 тис.7 годин тому
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh oo salaanta ka guddoomay qaar ka mid ah ciidanka xoogga.
Agaasime Bashir Moallim " Waxaa dhawaan la dhisi doonaa garoon loogu magac daray New Muqdisho ‘’.
Переглядів 2329 годин тому
Agaasime Bashir Moallim " Waxaa dhawaan la dhisi doonaa garoon loogu magac daray New Muqdisho ‘’.
MW Xasan Sheekh ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu xusayay Madaxweynihii Koowaad ee Soomaaliya.
Переглядів 2319 годин тому
MW Xasan Sheekh ayaa ka qayb galay Munaasabad lagu xusayay Madaxweynihii Koowaad ee Soomaaliya.
" Maayar Mooge Aroosyada iyo Xafladaha intaad tagto Shacabka hacaanan ee Cashuurta xagee gaysaa
Переглядів 13112 годин тому
" Maayar Mooge Aroosyada iyo Xafladaha intaad tagto Shacabka hacaanan ee Cashuurta xagee gaysaa
" Berbera waan ku koray, Waxaan garanayaa Dhibaatadda uu leeyahay Kulaylka Xagaagu..
Переглядів 42612 годин тому
" Berbera waan ku koray, Waxaan garanayaa Dhibaatadda uu leeyahay Kulaylka Xagaagu..
“Muuse Biixi Wuxuu yimi Hargeysa oo bilaa biyo ah, Berbera oo bila laydh ah, Boorama oo saami qaybsi
Переглядів 61412 годин тому
“Muuse Biixi Wuxuu yimi Hargeysa oo bilaa biyo ah, Berbera oo bila laydh ah, Boorama oo saami qaybsi
Aas -Qaran iyo maamuus loo sameesay Guddoomiyihii hore Golaha shacabka Prof....
Переглядів 18212 годин тому
Aas -Qaran iyo maamuus loo sameesay Guddoomiyihii hore Golaha shacabka Prof....
Xabsi miyaa laga sii daayay mise Xalqad Waxbarasho ayaa u dhammaatay ardayda?.
Переглядів 39012 годин тому
Xabsi miyaa laga sii daayay mise Xalqad Waxbarasho ayaa u dhammaatay ardayda?.
Sheekh Suldaan Qorane oo si kulul uga hadlay dagaal beeleedyada dalka ka socda.
Переглядів 23812 годин тому
Sheekh Suldaan Qorane oo si kulul uga hadlay dagaal beeleedyada dalka ka socda.
Askari ka tirsan Ciidanka dowladda oo aano qabiil loogu dilay degmada walawayn oo fariin adag.....
Переглядів 35814 годин тому
Askari ka tirsan Ciidanka dowladda oo aano qabiil loogu dilay degmada walawayn oo fariin adag.....
Somaliland Waxa Si rasmi ah usoo xidhmay imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2023-2024.
Переглядів 18016 годин тому
Somaliland Waxa Si rasmi ah usoo xidhmay imtixaanka shahaadiga ah ee sannad dugsiyeedka 2023-2024.
Wasiirka Cali Xoosh ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda galbeedka gobolka Mudug.
Переглядів 25016 годин тому
Wasiirka Cali Xoosh ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo colaadda galbeedka gobolka Mudug.
DEG : DEG - Dab xooggan oo goor dhaw ka kacay agagaarka Tree Piano...
Переглядів 20819 годин тому
DEG : DEG - Dab xooggan oo goor dhaw ka kacay agagaarka Tree Piano...
William Ruto ‘’ Dadka mudaaharaadka Nairobi ka dhigay waa dembiilayaal ‘’.
Переглядів 20519 годин тому
William Ruto ‘’ Dadka mudaaharaadka Nairobi ka dhigay waa dembiilayaal ‘’.

КОМЕНТАРІ

  • @mohkarie7792
    @mohkarie7792 12 годин тому

    Malaha ciwaanka aad muuqaalka u samayseen muuqaal kale ayaa lahaa

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 13 годин тому

    E 5

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 13 годин тому

    E

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 13 годин тому

    galab Wanaagsan. As

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 13 годин тому

    Ya ya.E mashaaaaalah tabaarakalah Familyyyyyy Systems jiilbajiilba ba

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 13 годин тому

    555555555555555555555555555🖐🤍

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 День тому

    Gabadhaan shaqadeeday heysataa mashaa Allaah waxaa kufaraxsan umadda Soomaaliyeed shaqadda ay wadanka uheyso. Adiga maxaa ku karkariyey. Midda kale MD Xasan xumaan kamey sheegin kaliya hadaladiisi oo waliba wanaag ah ayey soo daliishatay. Subxaanallaah.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 дні тому

    Riyo maal meed guul laguma gaaro 🤭🤭

  • @ayanlekhadar8278
    @ayanlekhadar8278 2 дні тому

    Allah ha ku naxaristo waxa aad moda in waxa manta jira inu arkayay dekedaha la dhisay ayu saadalliyay inay qayb ka qaadanto itobiya yaa maanta u sheega in deked gooni ah ay yeelan doonto iyo saldhig militari ba ilaahay sharka ay gaalo malegayso hanaga qabto oo iyaga haku celiyo

  • @xayleaxmed7625
    @xayleaxmed7625 3 дні тому

    Naf maleh anaa ku xanuunsadey afar midh ayaan cuney marba mid markuu dhamaado ka kle ayaan cunayey kii afaraad aniga oo dhameyn ayuu igu kiciyey xasaasiyad maqaarka ah gacmaha ayey finan yar yar oo cuncun ah iga soo bexeen jidhka oo dhan ayey markii danbe iskaga gudbeen heer waxan gadhey aan qoraxda inyar aan u bixi kareyn

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 дні тому

    San aya kadhab ah muxuu utusin cadowga Somalia 4 cabdi bile subxanallah

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 3 дні тому

    Inkaar kugu dhacday ciidankii wuu babi iyay

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 3 дні тому

    guul gobanimo midnimo aman inshaa allaah ilahay ka baryena❤❤❤

  • @wolloseniors3973
    @wolloseniors3973 3 дні тому

    Sababta uu taagnida ugu qaadanyo salaanta waa in wxuba in yar soconayan

  • @Hared-wc7xu
    @Hared-wc7xu 3 дні тому

    Kuwilaqanlahaa iskadhih

  • @advyser
    @advyser 4 дні тому

    Muuse iyadoo wadanku hal dhaam lahayn buu yimid, aragtidiisa tobonaan dhaam baa lagu dhisay Muuse iyadoo shilinka Somaliland sicir barar dhaaftay buu yimid oo wadankuba dollar uun ku socdo Intaa uu hayay, shilinka Somaliland wuu sal dhigay

  • @advyser
    @advyser 4 дні тому

    Biyihii Hargeysa ee Intaas oo jeer lacagteeda cunteen, imika waa dhamaad Muuse wuxu qabtay tobon laabkeed buu qaban lahaa laakiin maalinta xilka la wareegay ilaa maanta idinka iyo cadawga dibada ayaa lugta hayay oo dagaal iyo dhib ku wareeriyay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 дні тому

    dumaaaar iyo Ragba. FAMILYYYY QatraaayqaranEEy Murwodumaroo Lagufarxeeeey.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 4 дні тому

    As, Ya RabE towba

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 4 дні тому

    No waay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 4 дні тому

    Buuuuiui faaqsha

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 4 дні тому

    SOMALIYA OO KU WAJAHAN AL SHABAB IYO ITOBIYA IYO SOMALILAND INAY DALKA GUUD AHAN GACANTA KU DHIGAN 2025KA.

  • @Nuuroro430
    @Nuuroro430 5 днів тому

    guul somalilaan

  • @Nuuroro430
    @Nuuroro430 5 днів тому

    guul soomaalilaan

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 5 днів тому

    WAA MUSIIBO DALKEENNA KU HABSATAY WAR RABI U NOQDA SOMALIYEY.

  • @Rashiid899
    @Rashiid899 5 днів тому

    odaygan caadi maaha rock star waya

  • @saabiriinaxmadmaxamad7947
    @saabiriinaxmadmaxamad7947 7 днів тому

    Kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk

  • @RudwaanFarxaan
    @RudwaanFarxaan 7 днів тому

    Haa

  • @maxamedgalgale
    @maxamedgalgale 8 днів тому

    Qabiirkan wuxuu u qalmaa wasiirka difaaca dalka ama wasiirka gashaandhiga dalka

  • @MohamedOmar-yl7mw
    @MohamedOmar-yl7mw 8 днів тому

    Dadka waxa ugu Af-xun kuwa ugu liita ,waxba yaan loo qaban, Garaadkooda Qabaliga aya uga Qiimo badan Dawladnimada.!!

  • @MohamedOmar-yl7mw
    @MohamedOmar-yl7mw 8 днів тому

    Raalli ahaada , madhiman Madaxweyne Cabdullahi Yusuf, waxan kawaday waa is Casili. Mahadsanidiin.

  • @kalzamekartiile4341
    @kalzamekartiile4341 9 днів тому

    Horta AUN lkn wxn gen kan somaliyed wxaa hadalkiisa laga garan karaa inaanu habeena hortooda si hufan oo raganimo leh uga hadlin ragan uu mayd xamanayo 😂😂

  • @CumarSaadaq-sh7ej
    @CumarSaadaq-sh7ej 9 днів тому

    M.a

  • @MohamedOmar-yl7mw
    @MohamedOmar-yl7mw 9 днів тому

    Jaahiliinta waxa kaliya ay uga qeyb qaadan karaan Topic kasta oo laga hadlayo Caay, illeyn wax kale ka dhega xiranyihiin, mana xishoodaan .!!

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 9 днів тому

    QatraayEEyqaranEey Qiimobadan murwodumaroo fariidad facyaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy boqorad brinseseseses RasmiYEy RiyaaqEEy raysaanEEy lagufarxeeeey iya yYa

  • @MohammedAli-pf6yv
    @MohammedAli-pf6yv 11 днів тому

    Waxaa daah furey Karliya Isaaq land kaliya

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 днів тому

    Schooladii waaba lawada iibsadey imtaxaan baad ka hadashey waxbarasho waxa u danbeysey 1990 /// waxii ka danbeyey waa Bug waxbarasho maba jirto cabddala shideye ka iibso shahaado nooc aad dooneyso kadibna ku xoogso

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 11 днів тому

    Somalia Dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @nadiir2023
    @nadiir2023 11 днів тому

    Xasuus 1999 Allah raxma

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 12 днів тому

    Doqon waa kanoo kale Hada Calankii wadan kada ayaa Cusuri kugu noqday 😂😂😂😂 35 years ayey somali jugta isku haysa oo inta dhiig iska qubeysa Car arag shaqsi Cuq Dadeysan adigu yaku dilay oo ku ugaar saday oo hanti daadi iyo naf daadi Xalaal saday war Orod Dib iskugu noqo Aqli mesha kuma haysid

  • @yusufmohamud1639
    @yusufmohamud1639 12 днів тому

    😂😂

  • @keysekeyse494
    @keysekeyse494 12 днів тому

    ❤❤masha allh somaliya guuul

  • @ifka2877
    @ifka2877 13 днів тому

    Muxubaay muxuba maxabaay jaceeylkeebi sakabay sodon iyo labuu jiray waana soosocdaa wali Jah qurux iyo aqoon yahan nimo abwaanka allow barakeey❤❤❤

  • @SouleimanAbdi-rx5nw
    @SouleimanAbdi-rx5nw 14 днів тому

    Wll ninkan aad waraysanaysa wuxuu kusoo celceliyey in rasaas dadka hoos logu dhigay, taas oo inoo cadeyn cid wax ku noqotay iyo cid ku dhimatayba. Afkay banaan looma hadlo!. Beenta naga jooji dheh annaga jognay gobte.

  • @sugulemaxamed
    @sugulemaxamed 14 днів тому

    Awrtable wadaninimadu kamaguudho miyaa

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 15 днів тому

    Cabdle Yusuf hanuuniye 1962 _1964 buu dhashay 1970 kiina Musik buu tumi jirey fahmi wayey anigu

  • @FadedTer-sc7sb
    @FadedTer-sc7sb 15 днів тому

    G.galal waxaad la jafaysid kajaf soo ma ahan dadkii rabay inay gurigiisa ku dilaan😈😈

  • @Cabdulaahi-oh3km
    @Cabdulaahi-oh3km 15 днів тому

    Axmed showqi asaga si wax loo shukansado mayiqaan miya waka soo galey dadka wax loo shegayee😂😂😂😂😂

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 16 днів тому

    Dadnimo yaa Luntay

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317 16 днів тому

    ❤🎉 Sxb Abwaanadu Inay Na Burburiyaan Iyo Inay Na Dhisaan Waxaa Fududaatay Sxbta Raabi